Thursday, January 29, 2026

Degaanshaha Rasmiga ee Sweden ayaad heli kartaa Adigoo Shaqo joogta ah heysan

0
sanadkaan markii Saddexaad ayuu ka dhacayaa dadka ku nool dalka sweden ee heesta sharciga kumeel gaarka ee Saddexda sano. Hadii qofka uu helo Sharciga ama...

Hogaamiyaha Chechnya oo ku taliyay in Nukliyeer lagu Garaaco Ukraine

0
Hogaamiyaha Chechnya Ramzan Kadyrov ayaa u muuqda mid naxariis daran oo madax adag, waxaana uu dhawaan ku taliyay in hubka Nukliyeerka ah loo adeegsado...

Kuuriyada Waqooyi oo Mar kale riday Gantaal Cusub, Xiisad ka taagan Kuuriya

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa riday gantaal cusub habeenimadii Axadda ee waqtiga maxaliga ah, sida ay sheegtay milatariga Kuuriyada Koonfureed, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee...

Madaxweynaha Ruushka oo Amray Ciidan Cusub oo ilaalinaya Buundada Crimea

0
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amar ku siiyay ciidamada sirdoonka ee FSB inay la wareegaan ammaanka buundada Crimea ka dib markii Sabtidii uu dhacay qarax...

Mareykanka oo war kasoo saaray in Ruushka uu isticmaalayo Hubka Nukliyeerka

0
Ma jirto wax calaamad ah oo muujinaya in Ruushka uu qorsheynayo inuu isticmaalo hubka nukliyeerka mustaqbalka dhow, sida uu yiri Aqalka Cad. - Maanu arag...

Dowlada Faransiiska oo soo saartay Digniin ku aadan Muwaadiniinteeda ku sugan Iran

0
Dowladda Faransiiska ayaa ugu baaqday muwaadiniinta Faransiiska ee ku sugan Iran inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan dalkeeda. "Dhammaan dadka soo booqda Faransiiska, oo...

Xisbiyada Garabka Midig ee Sweden oo wali ku heshiin arinta Socdaalka

0
Mid ka mid ah arrimaha ugu culus, ee aan weli la xalin inta lagu guda jiro wada-xaajoodka dawladda ee u dhexeeya xisbiyada garabka midig,...

Dacwad lagu soo oogay Macalin Sweden u dhashay oo 15 Arday u soo bandhigay...

0
Macalin wax ka dhiga magaalada Borås ee dalka Sweden ayaa lagu soo oogay dacwad ah inay 15 arday uu soo bandhigay kufsi iyo xadgudubyo...

Labo Qof oo lagu Dhaawacay Toogasho Cusub oo ka dhacday Xaafada Södertälje

0
Xaafada södertälje ee koonfurta Sweden ayaa waxaa ka dhacay toogasho cusub oo ay ku dhaawacmeen laba qof. Dhowr qof ayaa booliska u sheegay inay maqleen rasaas...

Labo Doon oo ku dagtay Xeebaha Dalka Giriiga, Somali oo ku jirta

0
labo dooni oo  tahriibayaal ah ayaa ku degtay xeebaha Giriiga kuwaasi oo galaaftay nolosha ugu yaraan 18 qof, oo ay ku jiraan 16 haween...