Thursday, July 17, 2025

Dalalka Faransiiska iyo Ingariiska oo ku Dhawaaqay Heshiis lagu Celinayo Qaxootiga

0
Hogaamiyayaasha Britain iyo Faransiiska ayaa ku dhawaaqay faahfaahinta qorshaha dib u soo celinta muhaajiriinta dhamaadka booqasho saddex maalmood ah oo uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel...

Kiiska 14 Dumar oo si Qalad ah looga saaray Minka Cisbitaalka Uppsala ee Dalka...

0
Isbitaalka Jaamacadda Uppsala ayaa helay khaladaad badan oo dhanka caafimaadka ah oo la xiriira fadeexada haween si lama filaan ah looga soo saaray Minkooda,...

Norway oo 15 Sano Xarig ah ku Xukuntay Xawaaladle Somali Ah

0
Nin Asal ahaan kasoo jeeda Somaliya ayaa lagu helay Dambi ah inuu adeeg lacag bixin ah ka waday dibadda  isoo isticmaalaya xafiis ku yaalla...

Wasiir ka tirsan Ruusha oo is toogtay kadib Markii Xilka Laga Qaaday

0
Gudaha Ruushka  saacadihii u dambeeyay waxaa ka socda dhacdooyinka la yaab leh  Wasiirka Gaadiidka Ruushka Roman Starovoyt ayaa xabbad madaxa isaga dhuftay oo isdilay ...

Israel oo ka hortimid Dalab ka yimid Kooxda Xamaaz ee ku Aadan Xabad-joojinta

0
Ra’isul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa ka horyimid soo jeedin ay soo bandhigtay kooxda Xamaas oo ay la wadaagtay dowladda Qatar , si loo...

Elon Musk oo Xisbi Siyaasadeed Cusub kaga Dhawaaqay Dalka Mareykanka

0
Maalqabeenka ugu taajrsan Mareykanka Elon Musk, ayaa ku dhawaaqay inuu dhisayo xisbi siyaasadeed cusub oo kula tartamaya doorashooyinka labada xisbi ee Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga Wuxuu...

Dad Laga soo Tarxiilay Mareykanka oo Ku Xayirnaa Jabuti oo loo Gudbiyay Dalkooda

0
Maamulka Trump ayaa dalka South Sudan u masaafuriyay siddeed muhaajiriin ah oo ay Maraykanku in ka badan bil ku hayeen saldhig milatari oo ku...

Sharciyada Cusub ee Sweden ka Dhaqan-galay July 2025

0
Kowda Luulyo ee Sanadkan Waxaa dalka Sweden ka ´dhaqan-galay Sharciyo Cusub. Sharciyada Waxaa kamid ah in la badaley oo la fududeeyay Dawooyinka loo qaato jinsi...

Darawal Taksiile ah oo Qof Dumar u kaxeestay Goob Cidlo ah isagoo isku dayay...

0
Maxkamad ku taalla magaalada Stockholm ayaa waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwad loo haysto nin da’diisa lagu sheegay 20 sano jir kaasi oo isku dayay...

Barlamaanka Iiraan oo Dalbanaya in la joojiyo Wadashaqeynta Hay’ada IAEA

0
Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Mehr, 221 xubnood ayaa u codeeyay sharciga soo jeedinaya in la hakiyo wada shaqaynta uu dalku la leeyahay...