Sweden oo Hirgelisay Kamarad “Casri” ah oo Lagu Ogaanayo Xadgudubyada Wadista gawaarida iyo Taleefanada
Booliiska Iswiidhan ayaa ku dhawaaqay inay bilaabeen adeegsiga kamarad cusub oo guur-guura ah oo lagu kormeero taraafikada, taas oo laga hirgeliyay gobolka Skaraborg.
Kamaraddan casriga...
Daraasad Cusub: Degmooyin Badan oo Iswiidhan ah oo Doonaya Inay Qaabilaan Muhaajiriin Ka Badan...
Daraasad cusub oo ay samaysay Jaamacadda Linköping (LiU) ayaa muujisay inuu jiro kala duwanaansho weyn oo ku saabsan aragtida siyaasadda Qaxootiga ee u dhaxaysa...
Qaxooti Wajahaya Masaafurin Gudaha Sweden Sababo la Xiriira Mushahar Labo Shaqo
Wiil Afgaan ah oo lagu magacaabo Liyaaqat Samadi (27 jir) ayaa wajahaya go’aan masaafurin ah oo looga tarxiilayo Sweden loona celinayo Afghanistan, kadib markii...
Heerka Dhalmada Sweden oo hoos u dhac Taariikhi ah ku yimid
Heerka dhalmada ee Iswiidhan ayaa hoos u dhacay si aan horay loo arag, iyadoo sanadkii hore uu gaaray 1.43 ilmo halkii haweeney, waana tiradii...
Booliska Sweden oo Shatiga gaari Wadista kala Noqday Nin Waday Gaari uu Baraf ka...
Booliiska ayaa joojiyay nin da’diisu ku dhowdahay lixdamaad, kaddib markii uu gaari watay isagoo muraayadaha gaadhiga ay daboolayeen baraf iyo dhaxan, taasoo sababtay aragti...
Sharciyada Cusub ee Sweden ka Dhaqan galaya Sanadka 2026 iyo Saameynta Soogalootiga
Isbeddello muhiim ah oo lagu sameynayo sharciyada socdaalka, deggenaanshaha iyo jinsiyadda Sweden ayaa la filayaa inay dhaqan galaan sanadka 2026, kuwaas oo saameyn weyn...
Xisbiga Socialdemokrat-ka oo diiday in Deganaanshaha Rasmiga laga Ceshto Dadka heesta
Xisbiga Social Democratic ee Sweden ayaa ku dhawaaqay inuu diiday soo jeedinta dowladda ee ah in lagala noqdo ruqsadaha degenaanshaha joogtada ah xaaladaha qaarkood,...
Finland oo kaalinta koowaad ka gashay liiska “wadamada ugu farxadda badan adduunka”
Sannadkii siddeedaad oo xiriir ah, Finland waxay gashay kaalinta koowaad ee Warbixinta Farxadda Adduunka ee 2025, iyadoo ka sarreysa dhammaan waddamada adduunka, inkastoo ay...
Booliska Sweden oo loo xilsaaray inay xoojiyaan raadinta dadka aan sharciga haysan si loo...
Dowladda Sweden ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo lagu xoojinayo la socodka gudaha ee ajaanibta inta lagu jiro sanadka 2026, iyadoo ujeedadu tahay in...
Sweden:- Hoos u Dhac weyn oo ku Yimid Tirada Toogashooyinka ee ka Dhacay Wadanka
Booliska Sweden ayaa shaaca ka qaaday hoos u dhac aad u weyn oo ku yimid tirada toogashada dhimashada leh ee ka dhacday Sweden saddexdii...
















