Gudaha Maktabada (Bibliotek) Xaafada Tensta oo lagu kala iibiyo Maandooriyaha.
Gudaha maktabadda Tensta ayaa waxa ka socda ganacsi maandooriye kaasoo u socdo si aan qarsooneyn. Ganacsigan ayaa keeni kara in la xiro maktabadda.
In kastoo...
Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...
Dalka Finland oo noqday Dalka ugu farxada badan dunida.
Warbixinta farxadda dunida ee Qaramada Midoobey "World Happiness Report" oo soo baxday maanta ayuu dalka Finlaan sanadkana mar kale noqday dalka ugu farxada badan...
Malmö Bam lagu qarxiyay Goob Kalaab ah oo habeenki lagu caweeyo.
Kalaab lagu caweeyo habeenki oo ku yaalla Magaala Malmö ayaa lagu qarxiyay Bam habeenki Axada ee aanu soo dhaafnay taasi oo cidna waxba ku...
Migrationsverket-ka oo war kasoo saaray Sharciga ku meel gaarka Qaxootiga ee Xagaagan ku eg
Wakaaladda socdaalka ee migrationsverketka ayaa ka digtay caqabadda ka dhalan karta qorshaha dawladda ee la xiriira in wakhti lagu daro sharciga ku meel gaarka...
Siyaasi ka tirsan Xisbiga Xagjirka ee SD oo Masaajid ka dhisaya Magaalada Karamfors isagoo...
Siyaasiga Mark Kollinis ee ka tirsan Xisbiga Midigta Fog ee dalka Sweden ayaa soo jeediyey qorshe uu ku doonayo inuu Masjid iyo Xarun Dhaqan...
Digniin Baraf xoogan oo wata dabeylo oo laga filayo guud ahaan Gobalada Dalka Sweden.
baraf balaaran isla markana wata dabeyso xoogan ayaa la filayaa in uu ka da'o qeybo kamid ah gobolada Dalka Sweden iyadoo mid kamid ah...
Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Weeraradii ka dhacay labo kamid ah Masaajidyada Dalka...
Madaxa dawladda Sweden Stefan Löfven ayaa ka faallooday falkii argagixsnimo ee ka dhacay dalka New Zealand, halkaasina oo ey ku naf waayeen 49 ruux.
Weerarkii...
Hadii Sweden dooneyso Qaxooti Maxay u adkeysay Sharciyada Qaxootiga ku Cusub Dalka?
Hadii Sweden dooneyso Qaxootiga Maxay u adkeysay Sharciyada Qaxootiga Cusub. waa su'al ay isweydiinayaan qaxooti badan oo dalka ku sugan kuwaasi oo heesta diidmo...
Sharciga ku meelgaarka Sweden ee Qaxootiga oo ku eg Xagaaga soo socda ( Maxaa...
In kasta oo marka loo barbar dhigo xaaladdii taagnayd sannadkii 2015-kii ey yaraadeen sanooyinkii ugu dambeeyay qaxootiga dalkan magan gelyada u soo raadsada, ayey...














