Qarax Xalay ka dhacay Caasimada Stockholm Nawaaxiga Spånga
Booliska Stockholm ayaa xalay heegan la galiyay waxyar kadib 10-kii fiidnimo kadib dhowr qof oo maqlay qarax weyn oo ka dhacday Bromsten waqooyi-galbeed Stockholm.
booliska...
Denmark oo laga diiwaangaliyay kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus 377 Kiis
Wadar ahaan 377 muwaadin ayaa laga helay Cudurka Corona mudada 24-kii saac ee la soo dhaafay , warbixintii ugu dambeysay ee ka soo baxday maamulka caafimaadka...
Xisbiga SD ” Dadka waweyn 10,000 kr ayay helayaan Caruurtana 5,000 kr (Hindise Cusub)
xisbiga Sverigedemokraterna ayaa la yimid hindisahooda ku saabsan sida lacagta Sweden loo isticmaalo sanadka soo socda. Xisbigu waxaa ku jira Qorshe aan caadi aheyn
Xisbiga...
Johan Carlson ” ugu yaraan mudo hal sano ayay Soconayaan Xayiraadaha saaran Dalka”
Dhowr dal oo Yurub ah, dadku waxay ka mudaaharaadayaan xannibaadaha. Sidoo kale arintaas ayaa ka jirtaa Iswiidhan.
Johan Carlson, agaasimaha guud ee Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee...
Maxaa ku soo kordhay Dadka loo keenayo Qoysaskooda Sweden ee kala maqan
Dad badan oo xaq u leh inay ku yimaadaan Iswiidhan xiriir qoys ayaa hada sugaya waqti dheer. Dhowr safaaradood iyo qunsuliyado iswiidhish ah ayaa...
Barlamaanka Sweden oo loo gudbinayo Mooshin la xiriira Siyaasada Socdaalka ee Sharciyada ku meel...
Xisbiga Libaraalku ma doonayo inuu sugo inta xisbiga S iyo MP ka heshiinayaan siyaasadda socdaalka. Xisbiga ayaa hada cadaadis saaraya dowlada ayagoo u gudbinaya...
Caruurta Waalidkooda ayaa waydiineynaa si aan dib ugu soo Celino Wadanka
Sweden ayaa si firfircoon uga shaqeyneysaa sidii caruurta Iswiidhish-ka ah looga keeni lahaa xeryaha IS ee Syria.
Sweden ayaa hada wafdi u direysa Siiriya si...
Sanadkan gudihiisa 100 toogasho oo ka dhacday Caasimada Stockholm
Sanadkan gudihiisa, 15 qof ayaa u dhintay toogasho loogu geestay magaalada Stockholm, halka 37 kalena uu dhaawac kasoo gaaray toogashadii loo geestay.
Sahamin ay sameeyeen...
Qof lagu toogtay Degmada Märsta ee Caasimada Stockholm
Nin ayaa lagu toogtay magaalada Valsta ee degmada Sigtuna oo ka tirsan Märsta taasi oo ku taalaa inta udhaxeysa Stockholm iyo Uppsala.
Toogashada ayaa dhacday...
Qaxootiga Turkiga ku sugan oo helaya Lacagta Kaalmada ee ( Ceyrta ) Shaqooyin iyo...
Midowga Yurub ayaa malaayiin badan oo euro ku bixinaya mashaariic lagu hormarinayo qaxootiga ku sugan dalka Turkiga, sida uu sheegay Nikolaus Meyer-Landrut.
MY ayaa soo...
















