Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud ayaa ka baaqday booqashadii uu arbacada ku imaan lahaa Sweden. Sababta ay u baaqday madaxweynaha ayaa lagu sheegay xaalada amaanka ee Somalia.
Madaxweynaha ayaa qorsheynayay in uu kulamo la qaato raysal wasaaraha Sweden Stefan Löfven, wasiirada Teknoolojiyada iyo Horumarinta magaalooyinka Mehmet Kaplan, wasiirada deeqaha caalamiga ah Isabella Lövin iyo agaasimaha Hay’ada SIDA ee Sweden u qaabilsan deeqaha caalamiga. Iyo sidoo kale afhayeenka baarlamanka Sweden Urban Ahlin iyo boqorka Sweden Carl XVI Gustaf.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
AD