Home Wararka Caalamka AstraZeneca: Talaalka Saddexaad Waxaa ku kordhinay Awood Difaaci karta Nuuca Omicron

AstraZeneca: Talaalka Saddexaad Waxaa ku kordhinay Awood Difaaci karta Nuuca Omicron

0
Photo/CAROLINA BYRMO

iyadoo dhawaan Dalka South Africa uu ka dilaacay Nuuc kamid ah Corona isla markana uu soo gaaray Dunida inteeda kale ayay Shirkada AstraZeneca: ku dhawaaqday inay isbadal ku sameysay Nuuca Saddexaad ee Talaalkeeda.

Shirkada oo maanta Warbixin soo saartay ayaa sheegtay in Awooda Difaaca ee Talaalka Qeybtiisa Saddexaad ay ku kordhisay heer sare oo ah antibodies.

Sida warbixinta lagu sheegay Talaalka Saddexaad ayaa lamid ah labada qeyb ee hore awood ahaan.

Nuuca Cusub ee Corona ayaa saameyn ku yeeshay Dunida isagoo ka Xawaara badan nuucyada hore.

Sweden ayaa kamid ah wadamada uu Sameynta ku yeeshay iyadoo dowlada ay maanta bilowday xayiraadaha Cusub ee Corona.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here