xisbiyada Dalka sweden oo ku tartamaya doorashada dalka ka dhaceysa bishada Semtemper ayaa diirada saaraya waxyaabaha shacabka baahida weyn u qabaan.
Xisbiga moderaterna ayaa doorashadiisa waxa uu diirada saarayaa sadax qodob kuwaasi oo ugu muhiimsan ololaha doorashadiisa.
Qodobada uu diirada saarayo Xisbiga moderaterna ayaa kala ah.
1 Dayreel Feecan.
2 iskuulo Feecan
3 iyo Boolis tiro badan.
xisbiga ayaa doonaya in sadaxdaasi qodob uu ku maal galiyo lacag tiro badan si dadka ay u helaan adeeg feecan.
Hogaamiyaha Xisbiga  Ulf Kristersson ayaa sheegay muhiimada in dadka ay helaan badbaado wanaagsan loo baahanyahay boolis tiro badan.
Xisbiga ayaa aad waxa uu diirada u saarayaa lacagta dowlada in uu ka seefgareyo lacag badan.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD