Sidee ayay Soomaalida Sweden u arkaan bogga Somaliska.com [Video]

11

Si aan u ogaano baahida iyo aragtida ay qabaan akhristayaasha bogga Somaliska.com ayaan mikrofoonka la dhexqaadnay qaar videoka mid ah Soomaalida Sweden oo aan wax ka weydiinay sida ay u arkaan bogga Somaliska.com, waxyaabaha ay ka faa’idaan iyo talooyinka ay noo soo jeedinayaan.

Su’aalaha aan waydiinay akhristayaasha ayaa waxaa ka mid ahaa sida ay ku heleen bogga? Waxyaabaha ay ka faa’idaan? sida uu bogga Somaliska uga duwanyahay websiteyada kale? iyo waxyaabaha ay doonayaan in lagu soo kordhiyo bogga?

Hadaba nala daawo fikradaha akhristayaasha adiguna ku darso fikradaada iyo taladaada ku socota maamulka bogga.

 

Waxaa soo diyaariyay: C/caziiz Baliile, Flen

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here