Sanadkaan 2013 ayaa waxaa dhalasada Sweden la siiyay 16000 qof oo ka soo jeeda 150 wadan oo kala duwan. Dadka sharciga la siiyay ayaa inta ugu badan waxay ka soo jeedaan wadanka Ciraaq, iyadoo ay soo raacaan wadamada Poland iyo Thailand. Soomaalia ayaa waxay sanadkaan ku jidhaa kaalinta 5-aad.
Ilaa sanadkii hore ayaa waxaa dhalashada Sweden qaadatay 32 726 qof. Sanidhii u dambeeyay ayaa waxaa aad u kordhay dadka qaadanaya dhalashada Sweden taasoo ay guud ahaan sabab u tahay siyaadada magangalyo doonka ee soo bilaabatay ilaa dagaalkii Ciraaq.
Waa kanaa liiska 10 wadan ee ay ka soo jeedaan dadka ugu badan ee la siiyay dhalashada…
1. Irak 6 027
2. Polen 754
3. Thailand 697
4. Statslösa 637
5. Somalia 597
6. Serbien 431
7. Turkiet 408
8. Iran 402
9. Bosnien & Hercegovina 374
10. Ryssland 283