Cilmi baaris ay sameysay jaamacada Chicago University ayaa lagu soo bandhigay in isticmaalka Facebook uu la midyahay ama ka daranyahay balwada sigaarka iyo qamriga.
Cilmi baarista oo ay jaamacadu ka qaaday 1000 qof ayaa lagu ogaaday in dadkaasi aysan noolaan karin in ay Facebook galaan mooyaane. Inkastoo cigaarka iyo qamrigu ay leeyihiin waxyeelo caafimaadka ah, ayaa warbixinta lagu sheegay in Facebook uusan qaasatan lahayn dhibaatooyinka lala xiriiriyo balwadaha kale balse uu yahay waqti dhumiye.
Su’aal: maku ku jirtaa inta isticmaasha Balwada lagu magacaabo Facebook? Sidee ayaad u isticmaashaa Facebook?
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
AD