Home Wararka Caalamka Sweden oo laga Tarxiilayo Zahra iyo qoyskeeda oo 9 sano ku Noolaa

Sweden oo laga Tarxiilayo Zahra iyo qoyskeeda oo 9 sano ku Noolaa

0

Qoys Iiraaniyiin ah oo ku nool Sweden ayaa wajahaya musaafurin ka dib sagaal sano oo ay deganaayeen, inkastoo labada xaasbadoodba ay ka shaqeeyaan qaybta daryeelka caafimaadka, xilli dalka uu ka jiro yaraanta shaqaalaha caafimaadka.

Zahra Kazempour iyo ninkeeda Afshad Joubeh ayaa Sweden yimid sagaal sano ka hor iyagoo wata ilmahooda oo markaas ahaa lix jir. Hadda, waxay wajahayaan masaafurin laba toddobaad gudahood ka dib markii ruqsadaha shaqada lagala noqday, sida laga soo xigtay wargeyska Aftonbladet .

Zahra Kazemi Pour waxay go’aanka ku tilmaantay “mid aan cadaalad ahayn oo ka baxsan bani’aadamnimada,” iyadoo ku nuuxnuuxsatay in qoyska ay u hoggaansameen sharciyada khuseeya markii ay heleen ruqsadda shaqada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here