Home Wararka Caalamka Qof ku dhintay Toogasho ka dhacday Masjid ku yaala Örebro

Qof ku dhintay Toogasho ka dhacday Masjid ku yaala Örebro

0
Photo/Pavel Koubek

Toogasho ayaa ka dhacday masaajid ku yaalla magaalada Örebro xili laga soo baxay saalada jimcaha

Weerarka toogashada waxaa ku dhintay Nin 25 jir ah kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray rasaasta lagu furay goobta.

Wax yar ka hor 1:45 duhurnimo ayaa salaadii jimcaha ee masaajidka Örebro laga soo baxay lakin waxaa xigtay weerarkan oo ahaa mid argagixiso.

Wax yar ka bacdi waxa ay booliisku xaqiijiyeen in ay dhacday toogasho,labo qofna isbitaal loo qaaday.

Nin 25 jir ah ayaa u dhintay dhaawacii soo gaaray, sida ay booliisku sheegeen gelinkii dambe ee jimcaha. Qaraabadiisa ayaana lagu wargaliyay dhimashada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here