Home Wararka Maanta Warar Dheeri Ah: Haweeney 60 Sano jir ah oo lagu toogtay Xaafada...

Warar Dheeri Ah: Haweeney 60 Sano jir ah oo lagu toogtay Xaafada Akalla

0
Photo: Fredrik Sandberg / TT

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa Haweeney 60 sano jir ah oo toogtay Xaafada Akalla taasi oo meydkeeda laga helay Hoygeeda Sida ay sheegtay Warbaahinta SVT.

Haweeneyda ayaa la sheegay inay aheyd Hooyada mid kamid ah Kooxaha Gangiska ee ka dhisan gudaha Dalka Sweden taasi oo sabab u ah dilkeeda.

Salaasadii abbaare 7-dii fiidnimo ayay ahayd markii booliska lagu wargaliyay Toogasho ka dhacday dhismo ku yaalla Akalla oo dhacda waqooyiga Stockholm.

Haweeney 60-sano jir ah ayaa meydkeeda laga helay goobta, iyadoo dhaawac uu ka soo gaaray rasaasta lala eegtay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here