Home Wararka Maanta Haweeney Heshay 230 kun oo Karoon kadib markii ay Dalbatay 11 Maalmood...

Haweeney Heshay 230 kun oo Karoon kadib markii ay Dalbatay 11 Maalmood oo Fasax jiro ah

0

Haweeney ku nool magaalada Borås ayaa si qalad ah lacag ka badan 230,000 oo krone ka heshay Sanduuqa Ceymiska Bulshada ee (Försäkringskassan) ka dib markii ay dalbatay fasax jirro gaaban.

Markii shaqaalihii khasnajigu ay garteen khaladka dhacay, waxay dalbadeen in loo soo celiyo lacagtii la siiyay, balse haweeneyda ayaa diiday

Haweeneyda ayaa ka heshay Sanduuqa Ceymiska 11 maalmood oo fasax jirro
ah, taasi oo ay kaga heshay sanduuqa  Ceymiska 234 kun oo karoon. Sida uu sheegay Radio Sverige

Sanduuqa Caymiska ayaa markii dambe raaligelin ka bixiyay khaladkii dhacay waxayna dalbadeen in loo soo celiyo lacagta.

Si kastaba ha ahaatee, haweeneydu waxay sheegtay in ay bixisay lacagtaasi loogu soo diray sida qaladka ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here