Sida ay ku dhawaaqday shirkada Victoriahem oo kamid ah Shirkadaha kireeya guryaha waxay sheegtay in ay lacag ka dhigeyso biyaha ay isticmalaan Dadka dagan gurayaha ay kireyso.
Shirkada ayaa bilaabeysa inay Saacado ku xirto guryaha ay leedahay kadibna bil walbo ka ogaaneyso Dadka iyo biyaha ay isticmaaleen.
Qiimaha guriga ee Bishii ayaana lagu soo dalicidoonaa lacag dheeri ah oo ku xiran xidiga biyaha aad isticmaashay.
Biyaha ayaa ka kooban qabow iyo kuleel waxayna shirkada sheegtay in labada biyood la xisaabindoono.
Shirkada ayaa sababta ugu weyn waxay ku sheegtay Cimilada sii xumaanaya waxay kaloo sheegtay in uu qeyb ka yahay sharciga uu dhawaan ansixiyay midowga yurub sida lagu qoray Hyracoh hem
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD