Labo qof ayaa lagu xiray Magaalada Uppsala ee Dalka Sweden kadib markii lagu helay iskuy dil oo ilmo yar ah.
Sida uu ku waramay Joornaalka Expressen labada Qof ayaa lagu Hayaa Xabsiga iyadoo uu socdo Baaritaan.
Afayeen u hadlay Booliska oo u waramay Expressen ayaa dhankiisa Xaqiijiyay iskudayga ilamaha yar.
Waxaa socda Baaritaan ku aadan Sida Dhacdadan u dhacday iyo Waxa Sababta u ah in Labada qof isku dayaan dilka ilmaha yar.
Sweden ayaa kamid ah Wadamada yurub ee ka dhacaan Falalka lidiga ku ah Caruurta taasi oo mararka qaar keenta in Waalidka laga qaado caruurtooda iyadoo laga cabsi qabo inay dhibaato u geestaan.
Wararka kale ee Maanta
AD