Home News in English Maxaa Ku soo Kordhay Tirinta Codadka Doorashada Sweden oo lagu Dhawaaqayo

Maxaa Ku soo Kordhay Tirinta Codadka Doorashada Sweden oo lagu Dhawaaqayo

0

Waxaa La Filayaa in Maalinta Bari oo Arbaco ah lagu Dhawaaqo Hordhaca Codadka Doorashada Sweden halka Khamiis ay tahay maalinta ugu danbeysa ee Codadka oo Buuxa lagu dhawaaqayo iyo Sida Xisbiyada u soo galeen Barlamaanka.

Natiijada ayaa Hada Mareysa halkii hore Socialdemokraterna ayaa heesta Boqolkiiba 30,5 Halka Sverigedemokraterna uu heesto 20,6 boqolkiiba. Moderaterna ayaa saddexaad ku jira isagoo heesta 19,1.

Codadka ayaa la filayaa in Bari oo Arbaco ah ay sameeyaa  isbadal Cusub maadama Codadka qaarkood la shaacin karo waxana la filayaa in Xisbiyada midigta ay kor u kici karaan marka la eego guulahooda Sanadkan.

Dhanka kale Warbaahinta gudaha ayaa tabineysa in Xisbiga S uu hormar ka gaaray dhanka Gobolla Stockholm iyo Degmooyinkiisa oo ah Gobolada Muhiimka ah.

Gudiga Doorashooyinka ayaa ku Hoolan ku dhawaaqista Natiijada ugu danbeysa Xili sanadkan ay doorashada leedahay Xiiso gooni ah.

Dhanka kale Warbaahinta gudaha ayaa tabineysa in Xisbiga Nyans oo doorashada guulo ka gaaray laga caawiyay dhanka dibada.

Marka laga soo tago warka warbaahinta ma jirto cid si gooni ah u Cadeysay arintaasi waxana warbixintaasi ku soo aadeysaa iyadoo dad badan oo ajaanib ah ay Codkooda ugu shubeen Nyans Party

Lasoco wararka soo kordha

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here