Doolarka Maraykanka ayaa gaaray heerka lacagta euro -da oo aan dhicin ama gaarin heerkan mudo labaatan sano ka hor.
Sababta ka dambeysa ayaa ah in Euro ay lumisay awood dhanka lacagta Mareykanka ah, sababtuna waa kor u kaca heerka dulsaarka Mareykanka oo kor u qaaday dollarka.
Jahwareerka guud ee dhaqaale ee Yurub iyo dagaalka Ukraine ayaa sidoo kale wiiqay lacagta Euro.
Iswiidhan, sarifka lacagta Yuuro iyo dollarka marka loo eego krone wuxuu ahaa 10.65.
Wararka kale ee Maanta
AD