Isniintii, wasiirada arrimaha gudaha ee Midowga Yurub ayaa kulan ay yeesheen kaga hadlay dagaalka Ukraine iyo qulqulka qaxootiga. Wasiirada ayaa isku raacay qorshe looga hortagayo tahriibinta dadka.
Wararka kale ee Maanta
AD