Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa Dhismaha Xaruumo ku meel gaar ah oo loo diyaarinayo Qaxootiga ka imaanaya Dalka Ukraine.
ku dhawaad 200,000 kun oo Qaxooti kana socda Dalka Ukraine ayaa la filayaa inay soo gaaraan Dalka Sweden sida dowlada shaacisay.
Dowlada ayaana qeybta Socdaalka ugu baaqday xaruumo loo diyaarinayo Dadka Qaxootiga ah.
Wadamada kale ee Caalamka ayaa si lamid ah Sweden bilaabay inay Qaxooti Ukraine ku soo dhaweeyaan Dalka.
ku dhawaad 4,000 kun oo Qaxooti ah ayaa maalin walbo soo gaaraya dalka.
Wararka kale ee Maanta
AD