Home Wararka Maanta Guryo helista oo loo fududeenayo Arday Sweden wax ku barata

Guryo helista oo loo fududeenayo Arday Sweden wax ku barata

0
Foto: Tomas Oneborg / SvD / TT

waxaa bilaabanaya ama bilowday waxbarashada sweden gaar ahaan jaamacadaha iyadoo arday badan ay hada gobolada qaar ay ka codsanayaan waxbarasho jaamacad.

gobalada Sweden qaarkood waxaa adag in aad guri hesho xataa hadii aad tahay arday waxbaranaya.

Midowga Ardayda Sweden SFS ayaa hada doonaya in arday loo fududeeyo goobaha qaarkood in ay guri ka heli karan. tusaale.

18 ka mid ah 33 goobood, way sahlan tahay in guri laga helo.Tusaale ahaan, Karlshamn, Piteå, Sundsvall, Västerås, Östersund, Gävle, Kalmar, Norrköping, Karlstad, Jönköping, Eskilstuna iyo Borås.

9 meelood way ka yara adag tahay. Tusaale ahaan, Örebro, Malmö, Växjö, Linköping, Umeå, Luleå iyo Uppsala.

6 meelood weli way adag tahay in guri laga helo. waxayna qaadataa sanad Tusaale ahaan, Stockholm, Göteborg, Lund iyo Visby.

Meelaha qaarkood, guryo cusub ayaa laga dhisay. Arday badan ayaa ka walwalsan kirada sare ee guryaha cusub.

shirkada guryaha ayaa horay dhoor jeer uga jawaabay codsiyada midowga ardayda Sweden.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here