Sweden maanta ma jiro si qasab ah oo shaqaalaha looga doonayo talaalka si ay shaqo uga helaan goobaha shaqada.
Taasi badalkeeda Gobolka Dalarna oo Sweden ka tirsan ayaa hada eegaya in Shaqaalaha Cusub ay qaateen talaalka.
Maamulka ayaa eegaya in shaqaalaha cusub sharuud looga dhigo in ay qaateen talaalka hadii ay doonayaan shaqada.
Waxaa kaloo jirta soo jeedin kuwa la shaqaaleysiinayo in sidoo kale talaalka ay qaateen.
Qaar kamid ah Xisbiyada Sweden ayaa horay u soo jeediyay in dadka ka shaqeeya goobaha caafimaadka qasab looga dhigo talaalka ama shaqada markaasi ay ka tagaan inkastoo arintaasi dowlada aysan dhageysan.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD