Warbaahinta Carbeed ee Aljazeera ayaa tabinaysa in dagaalyahannada Taliban ay hadda gudaha ugu jiraan xarunta madaxtooyada eeKabul .
Warbaahina ayaa tabineysa kooxaha Daliban oo ku jira gudaha xaruunta waxana Sawirada qaar lagu arkayaa iyagoo hubeysan
Daalibaan ayaa la filayaa inay dhawaan ku dhawaaqdo Dowlada Islaamiga Afghanistan Qasriga Madaxtooyada .
Dowlada Mareykanka Ciidankeeda ayaa ka baxau wadankaasi taasi oo keentay in Daliban ay mar kale qabsadaan wadanka.
Wararka kale ee Maanta
AD