Home News in English Qareenka Mahad Abiib oo u Waramey TV2-ga Dalka Norway ” Dulmi ayaa...

Qareenka Mahad Abiib oo u Waramey TV2-ga Dalka Norway ” Dulmi ayaa lagu sameeyay Mahad ”

0

inkastoo ay wali cakirantahay hadana Qareenka Mahad Abiib ayaa u waramey TV2-ga Dalka Norway isagoo u sharaxay sida Mahad Abiib loogu tuntay Xaquuqdiisa.

Qareenka waxaa wehliya Xildhibaanad ku jirta Barlamaanka oo sheegtay in Mahad loola dhaqmay si ka baxsan Bini’aadantinimada.

Qareenka waxa uu TV-ga u sheegay in uu hayo cadeymo cad oo muujinaya in Qofka lagu qalday Mahad Abiib uu 2016 ku dhintay Dalka Jabuuti.

Waxa uu intaasi ku  daray in Booliska uu ka filayay in Sheekada UDI iyo go’anka hore meesha laga saaro lakin taasi aysan wali socon.

Mahad Abiib ayaa hada ku sugan Dalka Faransiiska isagoo halkaasi ka codsaday magangalyo cusub.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here