Home Wararka Maanta Labo Wiil oo Lagu Toogtay Linköping oo Midkood u geeriyooday Dhaawaca soo...

Labo Wiil oo Lagu Toogtay Linköping oo Midkood u geeriyooday Dhaawaca soo gaaray

0
Foto Mikael Fritzon / TT

Sida uu Booliska Sweden ku sheegay Boga internet-ka ay ku leeyihiin waxaa dhintay mid kamid ah labo wiil oo dhalinyaro ah kuwaasi oo lagu toogtay Linköping.

Labada Wiil ayaa marka hore dhaawac uu kasoo gaaray toogasho loogu geestay halkaasi lakin booliska ayaa hada daabacay in midkood uu u dhintay dhawaca.

Goobta uu ka dhacay Weerarka xalay ayaa ilaa maanta waxaa jooga booliska kuwaasi oo ka wada baaritaan xoogan.

Sweden ayaa ah wadan si caadi ah ugu dhaceen toogashooyinka ay isku geesteen kooxaha dhalinyarada ah.

Sida ay ku warameyso Wakaalada Wararka ee TT ma jiro ilaa hada qof loo qabtay weerarkaasi

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here