Home News in English Norway: Mustafe Hassan oo Hay’adda UNE kaga guuleestay Maxkamada

Norway: Mustafe Hassan oo Hay’adda UNE kaga guuleestay Maxkamada

0
Photo/Mustafamusic.no

Sheekada Mustafe Hassan oo aheyd mid qabsatay wadanka Norway ayaa dad badan ka caroodeen markii sharciga laga ceshtay mustafe ka horna walaaladiisa iyo hooyadiisa Dalka laga saaray.

Mustafe oo markaasi ka haray Hooyadiis iyo Walaalada ayaa u haray in uusan 18 sano buuxin isla markana la sugayo waxana lagu amray in wadanka uu ka boxo markii uu gaaray 18 sano jir.

Maxkamada Oslo oo kiiskan u fadhiisatay maanta ayaa soo saartay in Mustafe uu xaq u leeyahay joogitaanka wadanka marka la eego in wadanka uu soo galay isagoo 6 sano jir ah wadankana la qabsaday uu bulshada norway kamid yahay.

Hada Hay’ada UNE ayaa qasab looga dhigay in kiiska iyo go’ankeeda dib ugu laabato isla markana sharciga dib u siiso Mustafe.

Qareenka  Mustafe oo ka hadlay arintan maxkamada kadib ayaa sheegay in ay ku Faraxsanyihiin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here