ku dhawaad 10 qof ayaa lagu xiray caasimada labaad ee Sweden Gotenborg xiritaanka ayaa yimid kadib markii maalinta Axada qof lagu toogtay halkaasi qofka la toogtay ayaana dhaacawa soo gaaray u dhintay goor danbe.
booliska Gotenborg ayaa 10-ka qof u xiray in ay qeyb ka ahaayeen toogashada ama caawiyeen dadka ka danbeeyay toogashadaasi.
sida caadiga ah toogashada ayaa u dhaxeysa labo kooxood oo gangis ah waxana Qofka la toogtay lagu sheegay in uu hormuud ama hogaan u ahaa mid kamid ah kooxaha gangiska.
Somaliska Stockhom
Wararka kale ee Maanta
AD