Peter Madsen oo kasoo jeeda Dalka Denmark isla markana lagu eedeeyay dilka wariye kasoo jeedda Dalka Sweden ayaa markale lagu xukumay ‘xabsi noloshiisa.
peter ayaa lagu eedeeyay dilka wariye Kim Wall. oo kasoo jeeda dalka Sweden taasi oo dooneysay in ay warbixin ka qorto Peter Madsen.
Waxyar kadib ayaa meydkeeda laga helay bada ocean. iyadoo jirjeeda la jarjaray.
Peter Madsen oo dilka lagu eedeeyay ayaa ku doodaya in Kim Wall ay ku dhimatay shil ku dhacay isla markana racfaan ka qaadanayo maxkamada.
Racfaanka uu qaatay maxkamada cusub waxba kama badalin go.ankaasi waxana ay markale ku xukuntay xabsi daa.in ah.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD