sida caadiga ah waxaa ugu horeysa in natiijada doorashada sweden lagu dhawaaqo maalinta jimcaha markaasi oo codadka lasoo dhameestiyado waxana gudiga uu ilaa iyo hada ku jiraa tirinta codadka la dhiibtay.
Tirinta codadka ayana timaaday kadib markii codadka hada ay noqdeen kuwa isku mid ah oo wada siman tusale ahaan Xisbiyada isbaheestay oo heesta 144 halka kuwa kale ay heesta 143 kursi.
ku dhawaad 13 goob ayaa wali la tirin codadkooda kuwaasi oo hada la tirinayo waxana ay heestagaan goobaha soo socda.
Goobaha codadkooda la tirin.
• Ronneby, 1 goob
• Halmstad, 1 goob
• Lycksele, 1 goob
• Vadstena, 1 goob
Wararka kale ee Maanta
AD