Sadaxda Wadan ee xiligan ugu feecan Dhanka Sharciga Wadamada Yurub ee Qaxootiga Somalida..

4

tan iyo markii uu bilowday qulqulka qaxootiga aadka u tirada badan ee qaarada Yurub waxaa adkaatay helitaanka ogolaansho ee wadamada Yurub,

Wadanka Sweden ayaana kamid ahaa kuwa wax ka badalka ku sameeyay dhanka sharciga qaxootiga dalka iska dhiibo halka wadamada kale ay iska diideen Qaxootiga dalkooda iska dhiiba,

ilaa sadax wadan oo xiligaasi aad u adkaa dhanka qaxootiga ayaa hada bilaabay in ay sharciga u fududeeyaan Qaxootiga somalida kuwaasi oo diidmo ka helay wadamada kale,

Dalalka France, Germany iyo italy ayaa aad u badalay qorshahooda qaxootiga somalida waxana bilaabeen cafinta dadka laga qaaday faraha ee iska dhiibay wadamada kale ee yurub.

tan iyo sanadkii 2015 wixii ka danbeeyay waxaa dalalkan iska dhiibay qaxooti badan kuwaasi oo heestay diidmo iyagoo sanad wax kayar ku helay sharciga daganaanshaha,

lama agaan karo mudada wadamadan siiwadi karaan qorshahooda ku aadan qaxootiga kasoo cararay xaalada cakiran ee ka taagan somaliya,

Warar dheeraad ah ee ku aadan qaxootiga wadamadan.

qofka diidmo ka heesta wadamada kale ee yurub isla markana iska dhiiba dalka Germalka ayaa la geeyaa kaam ay ku jiraan qaxooti waxana suura gasha in uu helo guri hadii laga cafiyo faraha kahor inta uusan sharciga dalkaasi ama uu san marin wareysigiisa.

Dhanka dalka italy waxaa hubaal ah in qofka 100 kiiba 100 laga cafiyo faraha looga soo qaaday dal kale waxaa kale boqolkiiba 80 ah in uu helo sharciga lakin inta uu sugayo wareysiga waxaa qasab ku ah in uu dabaro noloshiisa inkastoo sanadkaan uu yimid isbadal,

ugu danbeyn Dalka faransiiska oo kamid ah wadamada sharciga u ogol somalida ayaa qofka inta uu sugayo kiiskiisa waxa uu siiyaa nolol iyo guri waana dalka ugu sharciga dheer hadii uu qofka sharci doonka uu ka helo magalgalyo,

Somaliska kala soco macluumaadka Qaxootiga Sweden iyo Yurub,

Fadlan hadaa dooneyso in lagaa caawiyo Shariga iyo Su.aalaha dalka aad joogto hoos noogu reeb ama pageka facebook geena,

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here