maanta oo sabti ah waxaa dhimashada sweden ee corona ku soo korortay 28 qof taasi oo sabab u ah iyadoo ay tahay maalin sabti ah.
ku dhawaad 29,207 qof ayaa laga xaqiijiyay in ay xanuunka Corona qaban sida ay shaacisay hay’ada Caafimaadka Dadweynaha ee Folkhälsomyndigheten.
waxaa intaasi dheer 1 811 qof oo ku jira xaalada deg dega ah ee loo yaqaano (intensivvård).
Sida caadiga ah waxaa hoos u dhacda tirada corona ee la diiwaan galiyo maalmaha Sabtida iyo Axada.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD