Home Wararka Maanta Booliska Norway oo gudaha u galay Maqaaxi Somali ah oo 22 Qof...

Booliska Norway oo gudaha u galay Maqaaxi Somali ah oo 22 Qof ku jirtay

0
Photo Mimsy Møller

Booliska Dalka Norway gaar ahaan Caasimada Oslo ayaa gudaha u galay Maqaaxi ku taalla Xaafada Gronland halkaasi oo loogu tagay 22 Qof oo Somali ah kuwaasi oo daawanayay Ciyaar soctay waxana Booliska ay dhacdadaan ku soo qoreen bartooda Internetka.

Booliska ayaa warbixin ay kaga hadleen dhacdadaan ku sheegay in tirada Dadka Daawanayay Ciyaarta ay ka badnaayeen 22 Qof lakin ay Banaanka joogeen markii ay tageen Goobta.

Booliska ayaa goobtaasi tahah Kadib markii Dadka dariska ay booliska u sheegeen arintan madama ay jirtay Sawaxan iyo qeylo marka ay ciyaarta socotay.

Norway ayaa ku xukunta 5,000 kr Qof ka jabiya Shrciga iyadoo 10,000 kr ku ganaaxda Qofka markaasi ka danbeeyay isku imaantinka dhacay.

Somalida ayaa inta badan waxaa lagu xantaa in aysan qaadan ama raacin Sharciga gaar ahaan waqtiga oo Corona lagu jiro.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here