Home Wararka Maanta Ka Qeyb galka Aaska oo laga reebay Xayiraadaha Cusub

Ka Qeyb galka Aaska oo laga reebay Xayiraadaha Cusub

0
Photo Lise Åserud / NTB TT

Sida uu soo xigtay  TT Dowlada ayaa ka reebtay Aaska loo sameeyo dadka dhintay Sharciyada Cusub ee dhawaan bilaabanaya kaasi oo dhigaya in ay isku imaan karaan 8 Qof oo kaliya Madama uu kordhay Xanuunka Corona maalmihii u danbeeyay.

Ku dhawaad 20 qof ayaa loo ogolaaday in ay kulmi karaan kana qeyb gali karaan Aaska ka dhacaya wadanka inta lagu guda corona madama markii hore ay ka qeyb gali kareen tiro intaasi ka badan.

Raisal wasaaraha Sweden oo dhawaan qabtay Shir Jaraa’id ayaa sheegay Sheegay in ay Kulmi karaan 8 Qof Sharcigaasi oo bilaabanaya dhawaan.

Stefan ayaa intaasi ku daray in loo baahan yahay Sharciyo Cusub oo dheeri ah si looga gudbo Xaalada Adag ee wadanka ku jiro.

Sweden ayaa hada bilaabeysa Sharciyo adag kuwaasi oo Dowlada diiday bilowga Corona xili wadamada kale ee Yurub ay bilaabeen Sharciyadaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here