Home Wararka Maanta Black Fridag (Jimcaha Madow) oo bilaabanaya ka hor Xiliga loogu tala galay

Black Fridag (Jimcaha Madow) oo bilaabanaya ka hor Xiliga loogu tala galay

0

Sida ay maanta Shaaciyeen Shirkadaha iyo Dukuumaada Wadanka waxaa bilowday Maalinta loo yaqaano Jimcaha madow oo la helo Alaab kala duwan oo Raqiis ah isla markana Dadka helaan Fursado ay ku helaan Qalab qaali ah oo lasoo jabiyay.

Dukaamada ayaa sheegay in ay soo Hormariyeen Maalmaha si loo yareeyo Saxmada Dadka maadama lagu jiro Xaalada Corona ee wadanka.

Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ayaa horay dhaleeceyn u jeedisay Dukaamada madama aysan raacin Sharciyada wadanka.

Bilowga Jimcaha madow ayaa ku soo aadaya iyadoo maanta ay Dowlada soo bandhigtay Sharciyo Cusub iyadoo sharciyo kale ay bilaabanayaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here