Home Wararka Maanta Caasimada Stockholm oo Mamnuucday goobaha Jimicsiga iyo Dabaasha

Caasimada Stockholm oo Mamnuucday goobaha Jimicsiga iyo Dabaasha

0
Photo Fredrik Sandberg / TT

Golaha Magaalada Stockholm ayaa maanta soo saaray go’an la xiriirra Mamnuucista goobaha Jimicsiga iyo Dabaasha ee Magaalada iyadoo sidoo kale la mamnuucay booqashada guryhaha Dadka waayeelka go’anka ayaa Salka ku haya heerka Xanuunka Corona ee Dalka ku sii kordhaya.

Golaha ayaa xiray Hoolalka Ciyaaraha iyo Barkadaha lagu dabaasho iyadoo saameyn ku yeelan doonin howlaha Caruurta iskuulada iyo Ururrada Dhalinyarada.

Maayarka Caasinada Anna Wilrmere ayaa shirkeeda jaraa’id ku sheegtay in ay Kalimada Dadka waayeelka ay tahay xun lakin Qasab laga dhigay si loo difaaco Dadka Deegaanka.

Karen Ernlund oo madax ka ah Qeybta Ciyaaraha ayaa sheegtay in la xirayo goobaha Jimicsiga ee Dadka Waaweyn waxana Qof uu Jimicsi ku sameyn karaa Banaanka.

Xaruumaha lagu Akhristo Buugaagta ayaa Furnaanaya.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here