Home Wararka Denmark Denmark ” Marada Afka ma difaaci karto Coronavirus ”

Denmark ” Marada Afka ma difaaci karto Coronavirus ”

0
Photo Erik Simander / TT

sida ay muujineyso daraasad laga soo saaray Dalka Denmark ayaa sheegeysa in marada afka lagu xirto si leeskaga difaaco xanuunka corona aysan ku filneen iska ilaalinta Corona sida lagu cadeeyay daraasada.

Daraasada oo lagu sameeyay dhalinyaro u dhaxeysa 15 ilaa 20 ayaa lagu ogodaaday in dhamaantood ay heleen difaac yar marka ay xirteen marada afka lagu xirto.

warbixinta ayaa dhanka kale lagu cadeeyay hadii la xirto marada afka uu yareen karo fiditaanka Xanuunka sida caadiga uu ku socday.

Daraasada ayaa ku soo aadeysa iyadoo shalay ay Hay’ada Caafimaadka Aduunka ay Dowlada Sweden ku dhaliishay in aysan Shacabka ku qasbin ama sharuud uga dhigin xirashada marada Afka.

Wadamada Yurub badankooda ayaana hada waajib laga dhigay in maradaasi la xirto marka uu qofka ku suganyahay goobaha iskugu yimaadaan dadweynaha.

Somaliska Denmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here