Home Wararka Maanta Labo Degmo oo laga diiday Mamnuucista Xijaabka oo ay soo saareen

Labo Degmo oo laga diiday Mamnuucista Xijaabka oo ay soo saareen

0

Degmooyinka Staffanstorp iyo Skurup ayaa doonayay inay ka mamnuucaan gabdhaha inay xijaab xirtaan markay iskuulka joogaan. Laakiin hadda waa laga diiday go’anka ay soo saareen.

go’anka labada degmo ayaa noqnaya mid ka hor imaanay Sharciga Dalka Sweden iyo mida Yurub sida maxkamada cadeesay.

Maxkamadu waxay baartay labadaba sharciyada iswiidhishka
iyo sharciyada yurub ee khuseeya Iswiidhan taasi oo keentay in go’ankooda la diido..

Degmada Staffanstorp ayaa hada sheegaysa inay ka dacwoonayaan xukunka. Waxay rabaan inay sii wadaan inay ka
mamnuucaan iskuullada xijaabka.

Somaliska Malmö

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here