Caawa Saacad ayaa dib loo dhigayaa Dalalka Sweden, Norway, Denmark iyo Finland Lasocod Wanaagsan

Sanad kasta waxaa dib loo dhigaa xiliga qaboobaha saacad iyadoo waqtiga kulaalaha lagu daro saacad taasi oo ku saleysan cabeenka iyo maalinta oo isbadal ku dhaco madama waqtiga qaboobaha uu habeenka dheeryahay.

Caawa marka ay tahay 3 habeenimo ayaa saacad dib loo dhigidoonaa sidaasi darteed dadka qaarkood ee ku nool Sweden, Norway , Denmark iyo Finland.

sidoo kale wadamada yurub badankooda uma baahna in ay sameeyaan wax shaqo ama ah sida saacada oo ay badalaan waayo taleefanada iyo qalabka kale ee casriga iyaga ayaa isbadalaya.

waxaa jira khilaaf xoogan oo u dhaxeeya midowga yurub oo ku aadan in guud ahaan la joojiyo sacad badalka taasi oo wali heshiis dhab ah laga gaarin.

Lasocod wanaagsan

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.