Home Wararka Denmark Denmark oo dib u soo celineysa Xanibaadyada saarnaa wadanka Madama Kiisaska Corona...

Denmark oo dib u soo celineysa Xanibaadyada saarnaa wadanka Madama Kiisaska Corona ay kordheen

0
83 ka mid ah 98 ka degmo ee Danmark, waxaa ku soo kordhay Kiisaska Corona toddobaadyadii dhawaa, dhakhaatiirtuna waxay ka dhawaajiyeen. Isniintii in Xanibaadaha Caadiga ah lagu soo rogo Copenhagen iyo Odense.
Foto: Philip Davali © Scanpix

 

Dawladda Denmark ayaa hadda soo rogeysa xaddidaadyo badan oo ku wajahan 18 degmo, ka dib markii heerka infekshanku uu kordhay in muddo ah, sida uu qoray Raadiyaha Danmarks.

Goobaha uu Xanuunka ku kordhay waxaa kamid ah Copenhagen iyo Odense. Ugu badnaan 50 qof ayaa laga yaabaa inay kulmi karaan madama horay ay 100 u aheyd makhaayadaha ayaa la xiridoonaa saqda dhexe. Xili Maanta ay furnaan karaan ilaa 02.00.

– Welwel kama qabin tan iyo gu’gii la soo dhaafay, ayay tidhi wasiirka caafimaadka Magnus Heunicke (S) oo ka hadashey Xaalada Corona iyo Cabsida laga qabo Xanuunka.

24-kii saac ee la soo dhaafay, 230 kiis cusub oo infekshan ah ayaa la helay 29 qof oo kamid ah ayaa laga helay covid-19 kuwaasi oo la dhigay isbitaalka.

Somaliska Copenhagen

Tifaftiray Somaliska

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here