Home Wararka Maanta Norway oo Liiska Halista ku dartay 6 Gobol oo Sweden ka tirsan...

Norway oo Liiska Halista ku dartay 6 Gobol oo Sweden ka tirsan iyo Corona oo dib ugu laabtay

0

Dowlada Norway ayaa maanta shaacisay in 6 Gobol oo kamid ah wadanka Sweden ay ku dartay liiska goobaha aan la tagi karin iyadoo sidoo kale Dadka ka imaanaya goboladan ku soo rogtay Xanibaan 10 maalin ah laga bilaabo 15 bisha agoosta.

Gobolada Xanibaada Cusub ay ku soo rogtay dowlada norway waxaa kamid ah Östreutaland, Blekinge, Vermland, Uppsala,
.Dalarna iyo Örebro.

Sida uu ku waramayo Joornaalka TT 100,000 kun ee Qof ee ku nool 20 kamid ah ayaa laga helay xanuunka Corona labadii isbuuc ee ugu danbeeyay.

tirada guud ayaa ka dhigeysa in18 gobol oo ka tirsan Sweden ay ku jiraan Liiska goobaha halista ka jirto wixii ka danbeeyo 15 agoosta dadka ka imaanaya Gobolada Vesterbotten, Södermanland iyo Kalmar ayaa toos u gali kara norway iyagoo la kulmin wax garantiil ah.

Foto: Vidar Ruud / NTB scanpix / TT

Somaliska Stockkholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here