Home Wararka Maanta Toogasho ka dhacday Magaalada Örebro habeenkii xalay

Toogasho ka dhacday Magaalada Örebro habeenkii xalay

0

Togasho ayaa xalay ka dhacday magaalada  Örebro gaar ahaan nawaaxiga Mellringe sida uu booliska ku soo qoray bogiisa internetka.

Booliska oo baaritaan sameeyay kadib waxay shir jaraa’id ku sheegeen in toogashada aysan cidna waxa ku noqon isla markana fooqa rasaasta kasoo qaadeen goobta uu ka dhacay weerarka.

Booliska magaalada ayaa dhanka kale dadweynaha ku sugan magaalada ka codsaday in ay xiriir lasoo sameeyeen numberka 11414.

Örebro ayaa kamid ah magaalooyinka Sweden ee mararka qaar ka dhacaan toogashooyin kooxaha gangiska.

Somaliska stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here