Home Wararka Denmark Ruushka oo soo saaray talaalka rasmiga ee Convid 19 isagoo soo bandhigay

Ruushka oo soo saaray talaalka rasmiga ee Convid 19 isagoo soo bandhigay

0

Dowlada Ruushka gaar ahaan Wasaarada Caafimaadka ee Dalkaasi waxay soo bandhigtay talaalka Cudurka Convid19 kaasi oo lagu tijaabiyay dadkii ugu horeeyay laguna guuleestay sida ay sheegay macadka Aesthetic oo ku yaalla Caasimada Moscow.

Madaxweynaha Ruushka Putin oo shir jaraa’id ku qabtay Moscow ayaa sheegay in Wasaaradiisa Caafimaadka Ruushka ay ku guuleesatay dawadii ugu horeesay ee Xanuunka Corona lagu daweenayo.

Dawada ayaa ah dawo nuuc talaal ah waxana marka aad isticmaasho oo aad hesho caafimaad sii wadaneysa isticmaalka dawada sida lagu cadeeyay shirka maanta.

inkastoo ruushka uu ku guuleestay Dawadaasi tartanka adag loogu jiray hadana waxaa lagu soo waramayaa in ay tahay dawo qaali ah sida ay cadeeyeen qaar kamid ah seynisyahanada caalamka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here