Home Wararka Maanta Dadka Cusub Maheli karaan Safka guryaha ee Caasimada Stockholm (Akhriso Sababta)

Dadka Cusub Maheli karaan Safka guryaha ee Caasimada Stockholm (Akhriso Sababta)

0

Sida uu soo bandhigay raadiyaha Dowlada Sweden Waxaa adag in dadka ku cusub wadanka ay helaan guryaha caasimada Stockholm sababta ayaana ah in dad kor u dhaafaya 700,000 kun ay hada safka ku jiraan kuwaasi oo sugaya Safkaasi mudo dheer.

taasi badalkeeda Shirkadaha gaarka loo leeyahay ayaa isticmaala guryaha nasiibka lagu helo waxana dhoor jeer loo jeediyay eedeyn ku aadan in habkaasi uu yahay mid cadaalad ah oo aanan dadka simeenin.

tani waxaa dhici karta in aysan cadaalad aheyn lakin waxay fursad siineysaa dad badan oo aana helin karin fursad uu guri ku helo ayuu yiri Mikael Strandberry oo ka tirsan shirkada guryaha kireeya.

” Waxaan ku shaqeenaa hab toos ah oo safka guryaha ah taasina waa mid hufan oo cadaalad ku jirto ” ayuu yiri Christer Edfeldt oo madax ka ah wakaalada guryaha ee Stockholm

Caasimada Dalka Sweden waxaa adag heli taanka guryaha lakin marka aad joogto tuulooyinka ama magaalooyinka yar yar waxaa qofka u fududaaneysa helista guri mudo labo sano ka yar halka caasimada lagu helo 11 sano iyo ka badan.

Foto: Tomas Oneborg / SvD / TT, Janerik Henriksson / TT

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here