Home Wararka Maanta Waa imisa Tirada Dadka ku nool Dalka Norway ee Sanadkan 2020 la...

Waa imisa Tirada Dadka ku nool Dalka Norway ee Sanadkan 2020 la diiwaangaliyay

0

Dalka Norway oo dhaca Waqooyiga Yurub waxaa ku nool dad lagu qayaasay 5,425,586 tirada ayaana laga soo xigtay xogta Qaramada Midoobay waxaana tirada guud ee dadka ku noo Caalamka ka yihiin 0,07% boqolkiiba kaalinta 119 aad ayayna kaga jiraan sida ay u kala horeeyaan Wadamada Caalamka ee sida u kala horeeyaan xaga bulshada.

Tirada Dadka ugu badan ee Wadanka waxay ku noolyihiin Caasida Oslo waxana lagu qayaasaa 580,000 kun tirakoobka ugu danbeeyay ee 2020 sidoo kale da’da 39 ayaana ah da’da ugu dhex dhexaadsan Dadka ku nool wadanka.

Norway ayaa kamid ah wadamada leesku dhaho Nordic waxana Bulsho ahaan lamid tahay Dalalka Denmark iyo Finland Dalka Sweden ayaana ugu badan wadamadan Nordic leesku dhaho xaga bulshada waana 10 milyan.

Magaalooyinka Wadanka Norway iyo tirada Dadka ku nool

# CITY NAME POPULATION
1 Oslo 580,000
2 Bergen 213,585
3 Trondheim 147,139
4 Stavanger 121,610
5 Drammen 90,722
6 Fredrikstad 72,760
7 Kristiansand 63,814
8 Sandnes 63,032
9 Tromso 52,436
10 Sarpsborg 52,159
11 Skien 50,595
12 Alesund 44,096
13 Sandefjord 42,654
14 Haugesund 40,321
15 Tonsberg 38,914
16 Moss 34,492
17 Porsgrunn 34,377
18 Bodo 34,073
19 Arendal 30,916
20 Hamar 29,479
21 Ytrebygda 24,044
22 Larvik 23,113
23 Halden 21,970
24 Steinkjer 20,000
25 Harstad 19,433
26 Lillehammer 19,096
27 Molde 18,594
28 Mo i Rana 17,853
29 Kongsberg 17,667
30 Horten 17,660
31 Gjovik 17,596
32 Askoy 17,224
33 Kristiansund 16,785

 

Xubintan lasoco Axad kasta

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here