Home Wararka Maanta Tirada Dhimashada Corona ee Sweden oo lasoo bandhigay maanta

Tirada Dhimashada Corona ee Sweden oo lasoo bandhigay maanta

0

Sweden ayaa maanta laga diiwaan galiyay dhimashada afar qof oo Xanuunka Coronavirus mudada afarta saac ee lasoo dhaafay sida ay shaacisay hay’ada Caafimaadka Dadweynaha waxana tirada dhimashada ay mareysaa 5743.

tiro koobkii ugu danbeeyay ee qaaday xanuunka Corona 322 Qof taasi oo ka dhigan in ay tirada guud gaarto 80,422 qof waxana hoos u dhacday tirada Corona ee wadanka.

Bisha July ayaa noqotay bisha ugu warbixinta feecan Xaalada Corona kadib markii ay hoos u dhacday tirada Kiisaska Corona ee laga diiwan galiyay wadanka.

Gudiga sare ee Hay’ada Caafimaadka dadweynaha oo shalay shir jaraa’id qabtay ayaana sheegay in hoos u dhaca xaalada corona ay keentay dib u furitaanka xuduuda wadanka.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here