Home Wararka Denmark Dowlada Somaliya oo soo saartay Waqtiga dib loo furayo Duulimaadka Caalamiga

Dowlada Somaliya oo soo saartay Waqtiga dib loo furayo Duulimaadka Caalamiga

0

Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira faafitaanka Feyruska Karoona.

Shirka ayaa lagu shaaciyay in Duullimaadyada heerka Caalami ee dalka dib loo billaabayo Agoosto 03, 2020, sidoo kalana waxaa golohu ogolaaday Iskuulaadka iyo Jaamacadaha dalka in dib loo furo Agoosto 15, 2020.

Dib u furidda dhammaan adeegyada ayaa golohu ku macneeyay saameynta xanuunka COVID19 oo hoos u dhacay, waxaana golohu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka taxadaraan wareegga labaad ee COVID19.

Somaliska Muqdisho

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here