Home Wararka Denmark Denmark oo toos u furtay guud ahaan Safarada Sweden uga imaanaya

Denmark oo toos u furtay guud ahaan Safarada Sweden uga imaanaya

0

inkastoo Dowlada Denmark ay tartiib tartiib ay u fureysay hadana Wasiirka arimaha dibada ee Denmark ayaa maanta ku dhawaaqay in ay furanyihiin guud ahaan Safarada uga imaanaya xadka wadanka sweden kuna soo dhawaadaan dalkooda.

” lama yaabayo go’anka Dowlada Denmark waayo waa mid aan filayay sababta ayaana ah sida Sweden uu hoos uga dhacday faafitaanka xanuunka Corona” Anders Tegnell  ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay.

go’anka Dowlada Denmark ayaa noqonaya mid ay ku farxaan shirkada tareenada iyo maraabkiibta iskaga kala goosha labada dhinac oo xayiraada saameen xoogan ku yeelatay.

mar hadii Denmark ay ku dhawaaqday furitaanka Xadka Sweden waxa xiga ayaa ah in Norway ay ku dhawaaqdo go’an lamid ah midkaasi madama ay go’anada iskaga daydaan.

Somaliska Copengehan

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here