Home Wararka Caalamka Ciid Wanaagsan guud ahaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

Ciid Wanaagsan guud ahaan Akhristayaasha ku xiran Warbaahinta Somaliska.com

0

guud ahaan shaqaalaha Somaliska waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil.

Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay la wadaagayaan guud ahaan shacabka Somamaliyed gaar ahaan kuwooda ku xiran wararka somaliska ee ku sugan caalamka iyo Wadamada sida gaar ah noogala socotaan ee Sweden, Norway , Denmarka, Finland iyo guud ahaan Qaarada Yurub.

Maamulka ayaa munaasibada ciida wuxuu idinkugu bishaareenaya in aan soo kordhinay Youtube aad kala socon kartaan wararka Somaliska.com oo muuqaal ah.

Ciid Wanaagsan Somaliska

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here