Home Wararka Maanta Xabsi 10 sano oo lagu xukumay hooyo Caruurteeda kula kacday dambi galmo

Xabsi 10 sano oo lagu xukumay hooyo Caruurteeda kula kacday dambi galmo

0

Maxkamada Degmada Eksjö ayaa maanta xukun  10 sano ah ku xukuntay hooyo 30 sano jir ah oo lagu eedeeyay kufsi galmo ay u geesatay labo caruur ah ay dhashay sida uu ku waramayo raadiyaha Dowlada sweden.

Xukunka dhacay waxaa qeyb ka ahaa Nin kale kaasi oo Xiriir la lahaa Haweeneyda mudo sanad iyo lix bilood waxana uu qeyb ka ahaa dambiga dhacay ee lagu soo eedeeyay haweeneyda 6 sano iyo 6 bil ayaa lagu xukumay.

Xeer ilaaliyaha guud ahaa dalbaday in ninkaasi isna lagu xukumo xabsi adag lakin maxkamada ayaa ku wayday dambiyo waa weyn iyo Cadeemo ku filan oo loo keenay maxkamada.

Haweeneyda Saaxiibadeeda ayaa helay muuqaalada galmada oo ku jiray Computerka haweeneyda dambiga geesatay waxana labadooda la qabtay bishii November aan soo dhaafnay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here